Dowladda oo dib u furtay Waddo cusub oo dhagxaan lagu xiray (Daawo Sawirro)

Shabakadda Allbanaadir ayaa saakay baahisay war ku aadan waddo cusub oo kutaala xaafada Banaadir ee degmada Hodan oo lagu xiray dhagxaan shub ah, wadadaasi ayaana muhiim u aheyd isku socodka gaadiidka nuucyadiisa kala duwan. Wadadan dhagxaanta lagu xiray ayaa u dhaw Isbitaalka Banaadir waxa ayna wadadan muhiim u aheyd tegista isbitaalo dhoor ah oo kuyaalla … Continue reading Dowladda oo dib u furtay Waddo cusub oo dhagxaan lagu xiray (Daawo Sawirro)